Author Topic: Su'aal: Futada ayaa i cuncunto?  (Read 680 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Mahad100

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Futada ayaa i cuncunto?
« on: August 14, 2018, 11:03:23 PM »
su aaal dawada(futada) ayaa i cun cunta waxa na isku ar kar bahalo yaryar oo tirixi cml ah
waxaa kalo jira nabro yay yar oo garbaha iyo duudka iga soo baxay xoogana raashinka waxbadan ayaa cuna bahidedana weybadantahay
doctor talo isii adigo mahadsan



Offline Mohamoud waddani

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Futada ayaa i cuncunto?
« Reply #1 on: September 06, 2018, 10:13:00 AM »
Walal alle haku shafiyo  cuntada badalmaad cunto wll ,teeda kale yarayso  cuntada
Waxa aad badsataa  liin dhanaanta waayo acid ayay ledahay noolaahaa yar yar dilaya biyo badana  cab  calooshana isku day in aad socodsiiso waayo caloosha o ku istaagta waa xanuun 

Offline Shirik44

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Futada ayaa i cuncunto?
« Reply #2 on: September 18, 2018, 01:05:14 AM »
asc wll sual aan waydiiyay dhakhatirta oo july ahayd baana wali wax jawaab ah ka helin
hadaad drkii tahay iga soo sii jawaab