Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Calaamadaha xanuunka isfiilitada?
(1/1)
Mohames:
Asc
Dr adigo mahadsan
Xanunka isfilitada somalidu u taqaan calamahada lagu garto isheeg
Sidese lagu daaweya?
Thank u
SomaliDoc:
Isfiilitada ama waraabowga wuxuu ka mid yahay xanuunada bulshadu ka aaminsan tahay fikrado khaldan, link-gaan ka akhriso cashar kuu faahfaahin doono isfiilitada, astaamaha lagu garto, waxyaabaha keeno iyo sida loo daaweeyo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1339.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version