Author Topic: Su'aal: Sadax sano waxaa iga socdo qoyaan siilka ah?  (Read 5127 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Balqiisahaaji

  • Newbie
  • *
  • Posts: 23
  • Points: +0/-0
Su'aal: Sadax sano waxaa iga socdo qoyaan siilka ah?
« on: August 18, 2018, 08:04:27 AM »
ASC dhaqaatiirta sharafta leh sida wanaagsan aad noogu faaiidaysan jazakallah kheyr
Hadii su'aashay guda galo
Dr muda sadax sano waxaa IGA socdo qoyaan u eg diif oo jiitamayo xagga hoose/siilka. Intaasna ilama ma dhalin.
Marka ayaamahaan danbe waxa isku arkay
Xanuun gumaarka korkiisaa ood moodo in Waran la iga galiyay oo kale iyo in siilka gudihiisa Muda yar juq juq la IGA siiyo  hadane la IGA fuqo




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Sadax sano waxaa iga socdo qoyaan siilka ah?
« Reply #1 on: January 24, 2019, 11:28:31 PM »
Qoyaanka farjiga ka yimaado waxyaabo dhowr ah ayaa keena, waxaa lagu kala gartaa qoyaanka midabkiisa, urtiisa iyo astaamaha kale ee la socdo, waxaad u baahan tahay in baaritaan lagugu sameeyo si loo ogaado xanuunkaaga, laakiin cilladda ugu badan ee keento qoyaanka farjiga iyo dhabar xanuunka waa infekshanka ku dhaco xubnaha taranka ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5709.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Shahwadayda waxaa ku jiro kuus kuus?

Started by Ali2oBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 16200
Last post December 04, 2016, 10:32:07 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa igu yaallo buro "Fibroadenoma"?

Started by HabsaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 12661
Last post July 05, 2017, 01:34:23 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa dhuunta ilaa qoorta iiga yaal buur buur?

Started by XikmaawiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15152
Last post February 28, 2016, 01:40:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa dhib weyn igu haya dhareer afka ka yimaado marka aan seexdo?

Started by Haji2Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 61155
Last post December 05, 2015, 11:34:53 AM
by SomaliDoc
Su'aal: marka uu hargab ku dhaco oo uu qufaco waxaa dheecaan ka yimaado dhagta bidixda ah?

Started by DeeqcaliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14149
Last post November 01, 2011, 07:58:14 PM
by SomaliDoc