Author Topic: Su'aal: Waxaan isku arkay mashquul badan?  (Read 4452 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Biyo-dahab

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaan isku arkay mashquul badan?
« on: August 18, 2018, 12:59:29 PM »
Aaslamu alaikum

Dr aad baan ku salamaya wadan ku mahdsn thy sida cilmigaga ugu fa‘iday nayso wlalhaga xanuun sanaya JazakaAllah????????.
 
Aan uso noqdo su‘ashayda Wxan ahay gbadh yre wxnan ku nolahay wadanka dibadisa taas oo ka fogahay Hooyaday iyo walahay baa, wxn isku arkay in mudo dhawayda xanuun cabsi ah tusale ahan  Subxi markan so kaco warwar faro bdn fikir badan oo anaan garanay wxn ka fikirayo mashquul intas wx idheer in marka is idhahdo dibada u bax naxdin tii igu sii badnayso cunto xumo farxad la‘aan xaga wx brshada marka class ku jiro wxba ma fahmayo cadho saa idah.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaan isku arkay mashquul badan?
« Reply #1 on: January 24, 2019, 11:21:57 PM »
Allaha ku caafiyo, astaamaha aad sheegtay waxay tilmaan u tahay inuu ku hayo xanuunka welwelka ama waxa loo yaqaano "Generalized Anxiety Disorder", wuxuu qofka dareemaa cabsi, welwel, caajis, xamaas la'aan, maskax mashquul, hilmaan, hurdo xumo, farxad yari, qofka oo ka cabsada inuu guriga ka baxo, isagoo ka sii fakara inuu dhib la kulmayo taasoo fadhiid ka dhigayso ama inuu ka caga jiido waxyaabo badan oo uu samayn lahaa, walaal taladaydu waa inaad quraan akhriska badsataa waadka gudbaysaa waa marxalad dad badan la soo darista, faahfaahinta cilladaan ka akhriso casharkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5865.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25766
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: "Sixirka" iyo jirada "schizophrenia" ma isku mid baa?

Started by NaaleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 8
Views: 26471
Last post April 20, 2015, 12:29:25 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan rabaa inan halkan idinku so gudbiyo dhowr xanuun?

Started by C.risaaqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9869
Last post January 09, 2016, 03:27:06 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan socdo waxaan dareemaa in uurjiifku uu dhaqaaqa joojiyo?

Started by Umu MohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9392
Last post February 12, 2016, 08:11:39 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan ahay nin dhalin yara ah Oo Ka Ganacsada iibinta Gaaska?

Started by Wiil.SoomaliyeedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5990
Last post March 18, 2016, 12:05:20 PM
by SomaliDoc