Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Afqalooc ayaa i haayo?
(1/1)
Zakayow:
Dhaqtar wadku mahadsantahay sidaa noogu faahfaahisay marka hore mida kale
Cudurkan wan isku arkay 2malin markuu ihayay ayan isdareemay an dhaqtar tagay dhaqtarkiina wuu isheegay dawooyin ne wuu isoqoray
Wuxuuna igula taliye exercise iyo massage ina sameyo hada afka wuu isoyara noqday marka waxaan rabay ina kuweydiiyo massageka wajiga maxay utartaa dawada iyo dabka midkee ufiican
Mahadsanidiin
SomaliDoc:
Cilladaan af-qallooca waxa keeno, astaamaha lagu garto iyo siyaabaha loola tacaalo ka akhriso casharkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2715.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version