Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Bell's plasy ama afqalooca?

(1/1)

Zakayow:
Asc wr wb

Waxaan rabay inaa kusualo dhaqtar xanuunkan afqalooca ama afka qalaad loyaqaano bell's palsy ayaa igu dhacay muda isbuuc ah waxaan utagay dhaqtar dhaqtarkii dhawooyin buu isoqoray kadib dawoyinkii marka dhowr bari isticmaale afka wuu isoyara noqday lkn wajiga dhinacuu igadhacay dareenkii iyo dhaqdhaqaaqi ba iga maqan wali ishana ma idaboolmeyso ilaa mudo isbuuc iyo bar buu ihaya

CilmiSabca:
Fadlan linkigaan hoose guji oo ka akhriso xanuunka
Af Qalooca

Zakayow:
Mhdsanid wan aqristay dawooyin ba la isoqoray oo kala duwan hada muda ilaa isbuuc iyo door bari wuu ihaya marka mequ kutagaa xanuunkan

Navigation

[0] Message Index

Go to full version