Author Topic: SU'AAL: XANUUNKA MAAGIRIINKA.  (Read 3063 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Xoosh Docol

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
SU'AAL: XANUUNKA MAAGIRIINKA.
« on: August 25, 2018, 12:18:22 AM »
Asc, magacaygu waa Xoosh Docol oo jooga Gaalkacyo PL Soomaaliya.

Waxa isku arkay astaamo ay ka mid yihiin, kabuubyo, gariir dhinica midig sida isha iyo faraha, qeylo ka yeeraysa madaxa, indho xanuun markaan isku qabsado. Waxa aan tagay dhaqtar, waxaa laga iga helay ASO TEST ama Madaxfarad ama Maagiriin kaad u taqaanno, haddaba maxaa talo ah i siinaysaan weli waxa aan dareemayaa xanuunkii waxaana la ii qorey dawo 3 bilood wax isbeddel ahna kuma aan hayo?

mahadsanadiin,




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: SU'AAL: XANUUNKA MAAGIRIINKA.
« Reply #1 on: January 25, 2019, 09:18:14 PM »
Qaabka laguu hayo madax faradka ma keeno qaabab kale ayuu ku yimaadaa oo madax xanuunka ka mid ah sida: Tension headache ama Cluster headache, faahfaahinta madax xanuunadaan iyo waxa ay ku kala duwan yihiin ka akhriso casharkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=298.0

Waxaa kaloo arintaan keeni kara isku-buuqa maskaxda ama waxa loo yaqaano "mental distress", faahfaahinta ka akhriso casharkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1704.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xanuunka la dheho "Lupus"?

Started by AbdiweliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17047
Last post October 16, 2016, 06:33:09 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuunka loo yaqaano "Abscess"?

Started by MustafacumarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14694
Last post January 04, 2018, 02:03:56 AM
by CilmiSabca
Su'aal: Xanuunka Barasta ma la kala qaadaa? Sidee loo qaadaa?

Started by CawadBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33850
Last post February 22, 2010, 12:47:32 PM
by SomaliDoc
Xanuunka Gacanta, Cagta iyo Afka - Hand, Foot and Mouth disease (HFMD)

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Maqaarka

Replies: 0
Views: 40200
Last post January 01, 2011, 08:53:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Noocyada Feero Xanuunka maxaa lagu kala gartaa?

Started by Abdi KarimBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 87601
Last post January 30, 2008, 02:32:49 AM
by Waxbaro!