Author Topic: Su'aal: Bell's plasy ama afqalooca?  (Read 2697 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Zakayow

  • Newbie
  • *
  • Posts: 5
  • Points: +0/-0
Su'aal: Bell's plasy ama afqalooca?
« on: August 20, 2018, 09:00:14 AM »
Asc wr wb

Waxaan rabay inaa kusualo dhaqtar xanuunkan afqalooca ama afka qalaad loyaqaano bell's palsy ayaa igu dhacay muda isbuuc ah waxaan utagay dhaqtar dhaqtarkii dhawooyin buu isoqoray kadib dawoyinkii marka dhowr bari isticmaale afka wuu isoyara noqday lkn wajiga dhinacuu igadhacay dareenkii iyo dhaqdhaqaaqi ba iga maqan wali ishana ma idaboolmeyso ilaa mudo isbuuc iyo bar buu ihaya




Offline CilmiSabca

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 344
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Kas & Kamma' Kibir Looma Kaco.
Re: Bell's play's ama afqalooca
« Reply #1 on: August 20, 2018, 11:11:42 PM »
Fadlan linkigaan hoose guji oo ka akhriso xanuunka
Af Qalooca
Talo SAARO Allaah

Offline Zakayow

  • Newbie
  • *
  • Posts: 5
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Bell's plasy ama afqalooca?
« Reply #2 on: August 23, 2018, 07:40:41 AM »
Mhdsanid wan aqristay dawooyin ba la isoqoray oo kala duwan hada muda ilaa isbuuc iyo door bari wuu ihaya marka mequ kutagaa xanuunkan


 

Su'aal: Cudurka afqalooca?

Started by SuhuurBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 6357
Last post August 08, 2011, 08:19:22 PM
by SomaliDoc
Su'aal afqalooca ku saabsan?

Started by Bardacad33Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4414
Last post June 04, 2012, 08:56:51 PM
by SomaliDoc