Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: ADHD ma ku dhici karaa qof weyn?

(1/1)

Ahmed_Carab:
Asc .. bacda salaam .. waxaan rabaa inaad iiga jawaabtaan su'aashaan ah:

Attention Deficit Hyperactivity Disorder (ADHD) ma caruurta keliya ayay cilaad u gaar tahay mise dadka waaweynba wey yeelan karaan (wixii ka weyn 18 sano illaa 40 mise 50 jir)

SomaliDoc:
ADHD waa qalqaalinimada, fudeydka iyo foojignan la'aanta badanaa lagu arko caruurta, dadka waawayne wuu ku dhacaa inkastoo uusan badnayn waxaana loo yaqaanaa "Adult ADHD", astaamaha iyo daweyntu waa isku mid, faahfaahinta cilladaan ka akhriso casharkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=987.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version