Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Acid-ka caloosha halkuu ku keydsan yahay?
(1/1)
Cadnaan77:
waa idin slaamay waana mahad santihiin waxaa rabaa in aad iga jawaabtaan su aal ah acid ka caloosha inteey ku keey san tahay ma xamiitada eey ku keydan tahay aa soo deyso ama meel kale iga jaahil bixiya thanks
SomaliDoc:
Aashitada meel ay ku keydsan tahay oo laga soo daynaayo ma jirto laakiin wuxuu Alle xuubka caloosha ku abuuray unugyo muhiim ah oo loo yaqaano "Parietal cells" kuwaasoo sameeyo aashitada kadibne caloosha ku soo dhex daayo si ay dheefshiidka uga qeyb qaataan, xanuunka gaaska wuxuu yimaadaa markii aashitadaasi badato, taasoo keeni karto in caloosha boog ku samayso, daawooyinkane waxay hoos u dhigaan shaqada unugyadaas si gaaska loo daaweeyo, faahfaahinta xanuunka gaaska ka akhriso casharkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=405.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version