Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaan qabaa Lazy Eye?
(1/1)
Mohamed Asad:
Asc Dr waxan ubaahnaa in faah faahin layga siiyo xanuunka lazy eye waxan jiraa 25 isha bidix ayuu xanuunku igaga dhacay tan kale iyadu waa caadi waqtigaan yaraana fursad umahelin in wax layga qabto Dr waaxan ubaahna inaad ilawadagtaan sidaan xanuunkan ulatacaali lahaa iyo wixii talo ah isha bed qabtana sidee u ilaalinkaa
SomaliDoc:
Lazy eye ama waxa loo yaqaano "Amblyopia" waa cillad korriimo la'aan oo indhaha ku dhacdo, waana arrin caruurta lagu arko ee dadka iyagoo wayn kuma dhacdo, korriimo la'aantaas waxay keentaa in isha iyo neerfaha aragga ee maskaxda inuu xiriirkoodu wanaagsanayn, sidaasina aragga uu daciif ku noqdo, cunugane uu hal il kaliya adeegsado siduu wax u arki lahaa.
Waxaa cilladaan lagu daaweeyaa dhowr siyaabood, ookiyaaalaha aragga saxo, cadasada isha lagu dhajiyo, goojooyinka qaar mararka qaarne qalliin.
Mohamed Asad:
Dr waan ku waynaadey 25 baan hada jiraa intaan yaraa muraayad iyo qaliinba fursad umahelin lakin hda wax rajo ah maleeyahay waana isha bidix
Navigation
[0] Message Index
Go to full version