Author Topic: Su'aal: Habeenkii oo qeybna la hurdo qeybna?  (Read 6279 times)

0 Members and 3 Guests are viewing this topic.

Offline Dalmarow

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Habeenkii oo qeybna la hurdo qeybna?
« on: August 31, 2018, 09:21:52 PM »
Asc Digtoore marka hore aad ayaan kuu salaamayaa waana kuu duceynayaa Illaahay ajar iyo xasanaad aan la soo koobi karin ha kaa siiyo  wanaaga aad u qabaneysid shacbigaaaada ..
Intaa ka dib Digtoore la talin ayaan rabaa wxn ahay arday somaliyeed wxn rabaa muddo sanad innan kulliyada Computer Science isaga  dhiso..
Maalintii gelinka danbe ayaan shaqeya from 01:00pm upto 09:00pm ..
Marka waxaan goaansaday innaan 09:30pm seexdo deedna aan ka soo kaco hadduu Rabi iga yeelo 02:00am intaaa wixii ka danbeeya aan daraasada suubiyo Illaa 11:00am ..
Marka digtoore 4ama5 saac oo hurdo ah habeenkii ma igu filantahay mise dhibaato ayaan kala kulmayaaa ..
Barnaamijkana one year only waaye waana daruuri oo ma ka maarmi karo sida aan wax u baran rabana waa online study haddana sii ah selfstudy ...
Mhdsnd!




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Habeenkii oo qeybna la hurdo qeybna?
« Reply #1 on: February 08, 2019, 09:19:52 PM »
Haddii noloshaada ay kugu qasabtay in saacadaha hurdada inaad yaraysid muddo kooban, waad samayn kartaa dad badanne way soo maraan xaaladahaas oo kale, laakiin sidiisaba dhafarka badan iyo hurdo la'aanta oo ay kuu dheer tahay fakarka iyo howsha aad ku jirtid way ku saamayn kartaa caafimaad ahaan haddii aad muddo dheer sidaa ku jirtid, ka akhriso link-gaan hoose astaamaha lagu arko qofka ay hurdada ku yar tahay iyo waxyaabaha ay keento: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6186.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Madax xanuun badan, xanaaq badan hadaan hurdo maskaxda wey shaqeeynee?

Started by AweisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 41594
Last post March 09, 2011, 10:28:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan isku arkay hurdo i qabaneyso marka aan wax aqri maago?

Started by Zaki IslakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4817
Last post March 30, 2016, 04:35:55 PM
by SomaliDoc
SU'AAL: DHIB INTEE LEEG AYEY KEENSAN KARTAA HURDO LA AANTU?

Started by NoahmanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6460
Last post April 10, 2016, 11:04:12 PM
by SomaliDoc
Hurdo yarida oo la tilmaamay in ay ka dhashaan waxyeelo halis ah (Daraasad)

Started by DrkheyreBoard Health News and Events

Replies: 0
Views: 6875
Last post April 29, 2011, 10:41:50 PM
by Drkheyre
Suaal hurdo la'aan iyo wadna garaac hadii aan jamaac sameyo

Started by SiyaamBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9053
Last post June 04, 2012, 07:05:31 PM
by SomaliDoc