Author Topic: Su'aal: Waxaan isku arkay burkiitada?  (Read 4347 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdisamadyare

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaan isku arkay burkiitada?
« on: September 04, 2018, 11:04:04 PM »
asc hawlwadenada webka &dhakhatirta
waxaan isku arkay calamadaha  birukitada
sida
1 qarqaryo
2 biyo dareeraya cabur labada duleel ee sanka mid ayaa ixirma habeenkii
3 culaysna wa daremaa feraha xabadka mararka qar
4 daal asna ad uguma farabadna
5 riiraxyo habenkii ay udhaxayso 30 cisho mar ayay igu kacdaa qufaca waxba igama yimadan lkn khakh markan dhoho waxa iga yimada xaqo ad modo mirir okale marna wa cagar waxad mooda wax mel ku dhagan oo qayba mar sofuqayaan
6 cune/dhuntana way ixanuntaa sidii in ay wax iskutagayan lkn way soo noqnoqota
feerahana markan riixrixana way iyara xanuunaan
docta kuwaas wa calamadaha an isku arkay ee brukitka
sidookalae waxan leeyahay
1 aydin ayaa iga qabanaysa dhabarka marba meel lkn wakhtiyo ayay igu badantahay mararka qarna maya
2 markan wax qadqado e an dhidido aad ayan udhibsada banaanka ama laydha yarta ah w dhacaysa illa dhididka ugu qalalo
  taasna waxan is iri waa koolba ariyo
 docta soo sax ma aha calamadahas odhan
maxad igula talinaysaaaa  jazaakumulahu khayr dhamantiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaan isku arkay burkiitada?
« Reply #1 on: January 29, 2019, 08:56:31 PM »
Xanuunka burkiitada oo faahfaahsan ka akhriso link-gaan iyo qaabka loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=436.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25975
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: "Sixirka" iyo jirada "schizophrenia" ma isku mid baa?

Started by NaaleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 8
Views: 26686
Last post April 20, 2015, 12:29:25 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday oo waayeel ah ayaa waxaan ku aragnay wareer aad u xoog badan?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24951
Last post November 01, 2011, 10:39:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan rabaa inan halkan idinku so gudbiyo dhowr xanuun?

Started by C.risaaqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9976
Last post January 09, 2016, 03:27:06 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan socdo waxaan dareemaa in uurjiifku uu dhaqaaqa joojiyo?

Started by Umu MohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9583
Last post February 12, 2016, 08:11:39 PM
by SomaliDoc