Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: 4-ta maalin ay ugu horeesa caadada waxba ma arko?
(1/1)
Farhia jama:
Suashedu waxa weye afarta ay ugu horeesa dhiihayga caadada waxba ma arko kadibna maalinka shanaad buu iga yimaada si caadiya intaas kadibna wuxuu iga socda shan maalin. Marka wax dhiba miyaa qabaan ?
SomaliDoc:
Taasi waa dabiici, haweenka qaar ayaa sidaa noqda inkastoo maalmaha aad caado ahaanta u tirsanayso in xanuun kaliya aad dareemayso mooyee caado rasmi ah ma kuu imaan, faahfaahinta arintaan ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2154.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version