Author Topic: Su'aal: Cunug calool majiir qabo?  (Read 4690 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Samiraomar88

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Cunug calool majiir qabo?
« on: September 05, 2018, 09:58:35 PM »
Asc dr suaalsha 1waa waxan heystaa cunug 7bil jiro naas bis ayuu cabaa calol majir ayuu qaba maalqariib wan kaladay waxne uma tareyso 2beri hal mar ayuu saxaronaa walibo wu ku dhibtonaa maxa keeni karo calol majirkaas  2 cunug hurdadisa mabadno 20daqiqo le uhurda kadib wuu sokacaa hbn iyo malin waa isku mid ah maxa ku keeni karo hurda la aanta




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Cunug calool majiir qabo?
« Reply #1 on: February 05, 2019, 08:01:14 PM »
Hadduu cunugaaga 7 bilood jiro, waa inaad cunno kale ugu dartaa sababtoo ah naaska kuma filno, fadlan cunno jilicsan ku bilow, biyane sii waxaa laga yaabaa inuu fiicnaado adigoon wax daawo ah siinin.

Qoraalkaan ka akhriso waxyaabaha caruurta yaryar u keeno calool majiirka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5987.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Cuno xanuun iyo calool xanuun?

Started by Mumtaz19Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5054
Last post February 09, 2020, 12:37:41 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hadaan qabo Xanuunka Qoor Xanuunka?

Started by CadaweBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8118
Last post December 26, 2018, 09:42:12 PM
by SomaliDoc
Su'aal:- Qofku inuu Xannuunka Sonkorta Qabo Maka Dareemi Karaa Kaadidda Urkeeda?

Started by AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 34939
Last post January 06, 2012, 10:02:19 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Sidee lagu ogaadaa qofka inuu Sokor qabo?

Started by ZamBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4381
Last post July 10, 2011, 07:16:18 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Digirta/Cambuulada qofka gaaska qabo ma u daran tahay?

Started by NaaleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 10524
Last post February 18, 2012, 11:03:37 PM
by Naale