Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Dhabar xanuun iyo lugta bidix o i bararan?
(1/1)
Abdullahihassan:
Asc dr dhabarka mudo bil ku dhaw ixanunuunaaya dhinaca seedka hindisyo aad udaran kadib ayaan cudurkan isku arkay diclofin iyo naribiyon ayan u isticmaalay 3dax maalin markaan jogto u cuno fay ayaan dhahaaa lkn 2beri kadib wuu igu soo laabanaaa xanuunka mararka qaar ma is dhaqaanjin karo takaataa noqonaaa xanuunka kudhawaad bil camaluu i haayaa
Lugta bidixaa ibarartay xanuuna wey igu heysaa dr xanuunka xanuunka dhabarka muu lasocdaa mise waaa wax kala duwan
SomaliDoc:
Xanuun dhabarka laga dareemo, kuna bilawday hindhisyo kadibne xanuunkii u gudbay hal lug waxuu ka dhalan karan karaa saxuunta lafdhabarta ku jirta oo booskooda ka soo baxdo, waana xanuun dad badan isku arkaan ee faahfaahinta ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7796.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version