Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Qaybinta duxda jidhka?
(1/1)
Abdikader Yusuf:
Asc. salaan kadib, mahad oo dhan waxay u sugnaatay Allah. su'aal ayaan jeclaan lahaa inaan soogudbiyo: maxaa sababa qaybinta duxda jidhka (fat distribution)? Siday u dhacdaa? Maxaase kukaladuwa raga iyo dumarka meelaha loogu kaydinayo?
Ma dhicikartaa in qaab dumar ahaan ragu ukaydsado duxda iyadoo ay keentay khalkhal hormoon?
SomaliDoc:
Su'aashaan mid la mid ah horay ayaan uga jawaabnay ee fadlan akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7946.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version