Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Xasuus la'aanta?
(1/1)
Ruuneey:
Asc wr wbr waan ku salaame Dr aad ayaan idinkaga mahadcelinaya waqtiga qaali aan nasiiso jizakallaaah waxaan iskuarkey mudo sanad cml ah ilowsho saaid ah iyo welina in maskeydeyda qeebta xifdinta anba shaqeyn tusaaale hadii aan buug aqriyo ee iskulaabo ka annamaa anigoo aqrin cudurkaas muxuu noqonkartaa maxase daawo unoqonkara jizakallaah dr allaha idinka abaalmariyo shaqadiina
SomaliDoc:
Hilmaanka iyo xifdin la'aanta waxyaabo badan ayaa dhalinyarada u keeni karo ee ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4524.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version