Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Cabasho Dheg Xanuun?
(1/1)
Wdurdur:
Dheg Ayaa Ixanuuntay Kaniin Barastimool ayaan Cabay Ka dib Dhegta Biyo Ayaa Ka Imaaday Misna Saa'id ayaa Ii Xanuunta Mararka Qaar Ee Maxaan Sameeeyaaa?
SomaliDoc:
Dhegta haday qoyaan leedahay ama dheecaan ka socdo waxaa laga yaabaa inay infekshan qaaday, cilladaasoo loo yaqaano "otitis media", faahfaahinta cilladaan ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=546.0
Laakiin ma ahan wax paracetamol-ku uu keeno ama xiriir uu la leeyahay ee waxaa isku aaday xanuun baab'iyaha aad qaadatay iyo qoyaanka oo ka dambeeyay.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version