Author Topic: Su'aal: Hayaanka raashiinka?  (Read 2325 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ahmed_Carab

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 53
  • Points: +0/-0
Su'aal: Hayaanka raashiinka?
« on: September 14, 2018, 09:00:46 PM »
Asc bahda SomaliDoc aad baan idin salaamayaa .. salaan ka bacdi, waxaan rabaa inaan ogaado hayaanka raashiinka .. sida raashiinka markuu afka soogalo loo shiido mise loo jajebiyo iyo xubnaha u xilsaaran howshaas baalan fulinteyda iyo weliba sida jirka uu ooga faa'ideysto?

Mahadsanidiin.




 

Su'aal: Raashiinka kadib xaako badan ayaa iga timaado?

Started by DjilibeyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 5458
Last post January 28, 2019, 04:42:19 PM
by Waxgarad