Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Esophagus cancer dawo ma leyahy?

(1/1)

Abshir Jaras:
Sc Dc Hoyadey waxy qaybtaa Esophagus cancer marka dc dawo ma leyahy waxyna jogta dalka turkiga hada spital dalka kuyaal ban geyney maeka dc waxa i fahnsisaa xanuunkan waxa kena iyo waxa dhaliya dawadisu ma tahy mid lagu kalson yahy oo lahelayo qalabkiisa fadlan i fahnsii mahdsand

SomaliDoc:
Walaal, hooyo Allaha kuu caafiyo, kansarkaan waa mid aad ugu badan bulshada soomaalida, horay ayaan ugu faahfaahiyay cashar u gooni ah ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5500.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version