Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Finan ayaa wajiga iiga soo baxa?

(1/1)

Abdisamadyare:
asc dhamantin wllayaal  finan ayaa wajiga iga soi baxa 8 bilood markuu midbaaba aba midkale aya iga soobaxa malmaha ugu horaysa wuu ikaaraa malx iyo dhig iskujir ah ayuu yeeshaa markuu jilco nabarku ayaan tuujiyaa kadibna wan rayastaa waxan qatat kinka dhogsasilin mudo ayaan kufiicnaaday  kadibna wuu igu soo laabtay doc arintaas wamaxay jazkumulaahu khayr

SomaliDoc:
Finanka wajiga ka soo baxa, waa kala nuuc waxyaabo badan ayaana keena ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2102.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version