Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan leeyahay macaan?

(1/1)

Badri Omar:
asalamucaleykum dr Magacaygu waa badri Waxaan rabay inaan ku weydiiyo hooyadey jiran tahay laba bilood waxa laka qaaday laba jeer dhiiga waxa laa dhahay in ay leedahay macaan [sokor]
laakin ma laha astaamaha qaar ee macaanka sida qadi badan, haraad badan ama afka oo qalala lakin waxay ledahay gacma iyo cagaha oo kulul .

Akhaa Binu Jowhari:
Casharo badan oo ku saabsan cudurka Macaanka oo dheeri ah halkaan hoos ka akhriso.
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1145.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version