Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Xanuunka iskitsoofiriiniya?
(1/1)
indhoo:
Asc dr wxaan arday dhigta jamcdaha wadagta wxaan in mudda ah la liidtay xanuunda dhimirka, dhakhaatir bn u tagay stress by igu sheegeen lkn hdana sidii hore wn dhamaa balse wxaan aqriyaya fariin qoraaleedka aad soo dhigteen cudurka layiraahdo iskitsoofiriiniya dr xanuunkaas astaamihiisa inta baddaan wn isku hayaa wuxuuna igu dhacy qaangaarkayga waad iga jaahil bixiseen 7sano buu i haya marka please dr caawin caawin ban ka rabaa wxaan ahy wiil soomaliyeed hdan mustaqbal wnaagsan nolosha ka rajeena
Fadlaan ha la icaawiyo
:'(
Akhaa Binu Jowhari:
Halkaan ka akhriso Xannuunka (schizophrenia)
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,935.0.html
Halkaan hoose ka sii akhriso cuduro kale ku dhaca maskaxda oo aad u tiro badan.
http://somalidoc.com/smf/index.php/board,49.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version