Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Helobacteria pyloria?

(1/1)

Cayderus Cisman Xirsi:
Asc waad salaman tihin dhamantin
Doctor waxan qaba cudurka halitosis
Dhakhaatir badan ban utegey waxay ii shegen inay sababtay bactriyada caloosha ku dhacda ee helobacteria pyloria dawoyinkay isiiyeena waxba igama tarin wllyal iga caawiya sidan xal waara ku heli lahaa mahdsanidin

SomaliDoc:
Afishiirka "Halitosis" waxyaabo badan ayaa keena oo ay ka mid tahay bakteeriyada H. pylori ee aad tilmaantay, haddii aad daawadeeda wax iskaga garan waysay waxaa laga yaabaa inay waxyaabo kale kuu keenaan kuwaasoo aad ka akhrisan kartid qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1610.0

Qoraal kaleo o kuu faahfaahinayo waxa ay bakteeriyadaan tahay ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3391.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version