Author Topic: Su'aal: Qallajiyayaasha way ku xanuunsataa?  (Read 2945 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Hussein Yusuf Nur

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Qallajiyayaasha way ku xanuunsataa?
« on: September 24, 2018, 03:57:07 PM »
 Asc WrxmtAllah SomaliDoc.

Waxaa jirto gabar wlshy ah, oo loo soo qoray daawooyin qallajiyaal ah.

Markii ay qaadato dawada, wey ku lalabooneysaa, waana cirbado.

Fadlan, talo iga siiya arintaan.

Mahadsanidiin.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Qallajiyayaasha way ku xanuunsataa?
« Reply #1 on: February 12, 2019, 01:09:49 PM »
Waxaa laga yaabaa inay cirbadaha ay awoodoodu badan tahay, waxaa kaloo suuragal ah in waxyeelalda qallajiyahaasi uu ka mid yahay lalabo, marka haddii ay tahay wax daawada ku eg kaliya waa inay la tashataa dhaktharka u qoray.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: