Author Topic: Su'aal: dhabar xanuun ayaa i qabta?  (Read 3847 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Muxya62

  • Newbie
  • *
  • Posts: 20
  • Points: +0/-0
Su'aal: dhabar xanuun ayaa i qabta?
« on: September 27, 2018, 07:41:56 PM »
Asc Wr WB
dhamaan waxaan halkaan kasamalaamayaa dhamaan dhaqaatiirta waqtigooda uhuray bulshada wllahooda ah

Hadaan intaa ugu gudbo salaanta guud
oo aan usoo daadago fariinteyda su.aasha wadata. waxay thy

Waxan ahay wiil dhalanyara ah oo jira da,ahaan 23 oona xaas leh
markan guursaday kadib ayaan waxaan isku argay dhabarxanuun joogta ah Iyo infection
marka infection waan iska daaweeyay lkn ilaa iminka dhabar xanuunka wuu ihayaa siiba wuxuu iqabtaa markaan shaqa qabta
kama seexan kara,xitaa wuxuu leeyahay tikaan yacni iyadoo maal igu jirta cml.
ee dhabar xanuunka maxaa keenikara?
maxaase lagu daweyn Karaa?


tan kale kili xanuuna waan leeyahay oo xitaa isbuuci lasoo dhafay ayay saa,id iilaxawatay

xanuunkana marka uu qabanayay wuxuu kasoo bilowday caloosha
marka kili xanuunkaana  oo ilaa caloosha isla socdaan muxuu noqon Karaa?

                                 WAAD MAHADSANTHN
                SXBYAL  NABAD KU NOOLAADA




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: dhabar xanuun ayaa i qabta?
« Reply #1 on: February 20, 2019, 07:44:15 PM »
Infekshanka ku dhaco kaadi mareenka waa mid ka mid ah waxyaabaha keeno dhabar xanuunka, fadlan akhriso qoraalkaan aan ku soo koobnay waxyaabaha keeno dhabar xanuunka iyo astaamaha lagu kala garto: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=570.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xiniiyo Xanuun iyo Xiniiyo Dheeraansho?

Started by Ahmed Ali MohamoudBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33539
Last post August 10, 2015, 11:08:40 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Wadna xanuun iyo wadna garaac jogto ah?

Started by Fitah KhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 32599
Last post September 16, 2016, 09:11:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun xiniinta midig iyo lugta midig?

Started by DaadireeyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 23763
Last post April 13, 2017, 11:46:51 AM
by Daadireey
Su'aal: Madax xanuun badan, xanaaq badan hadaan hurdo maskaxda wey shaqeeynee?

Started by AweisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 41951
Last post March 09, 2011, 10:28:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal : Gacanta bidix kala gooys calaacasha iyo gacanta ayaa i xanuunta?

Started by AadaarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 41621
Last post January 20, 2018, 03:01:49 PM
by Abdirizak Hazzan