Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Qofka xaaskiisa ma ka fogaanayaa?
(1/1)
Maria111:
Asc doctor wa ku mahadsantahy howsha dad weenaha somaliyed a uheeso ilahy ajar iyo xasanad haka siyo.
Dactor wxan rba inan kiweediyo sual o ah somalida badana aya dhahda qof marka u jabo ama u dhawacmo xaskisa wa inu kafogaada, marunba warkaaa maxu cfimadka ka qabaa ? Mudo miya jirta qofka u kafoganayo arinkaa?
Mahadsanid doctor
SomaliDoc:
Taasi waa fikrad khaldan, sax ma ahan hadduu qof jaban xaaskiisa u galmoodo inuusan kabmaynin, laakiin way jiraan walxo dib u dhigo kabniinka lafaha iyo waxyaabo dadajiyo ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6485.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version