Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Xanuun dhanka caloosha ah?
(1/1)
Maxamadok:
Asc dhaqtar
Waxan ifajaagilbixidaa waxa uu yahay cudurkan
Markii aan baahdo waxaa laiga qabtaa calossha xanuun aad iyo ayee i xanuunta waxaad umaledaa in uu wax ku dhaganyihiin sodoo kale waxaan dare xiliga dambe ee habeenka
Markii uu xanuunkaas iqabto waxaan tufaa calyo aad ubadan
Xilga uu iga maqayahay
Markii aan wax cuno xanuunki waa uu idhafaaa iyo markii aan dhambacad ujiifto
Sidoo kale markii an subaga idaha kabado waa uu idhafaa ilaa halmali haddi aan wado asbuuc ama bil xanuunkaas waxuu iga maqanada ugu yaraan 4 _6 bil
Link itil maam adoo mahadsan doctor
Mahadsanid
Cazaam
SomaliDoc:
Qaabka aad xanuunka u tilmaamaysid waxay u badan tahay caabuqa caloosha raaga inaad qabtid, taasoo lagu garto calool majiir markaad gaajaysan tahay, lalabo, cunno xumo, hurdo xumo. faahfaahinta cilladaan ka akhriso qoraalkaan iyo sida loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2150.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version