Author Topic: Su'aal: Dhakhso ayaan daalaa?  (Read 3344 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Yackow

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Dhakhso ayaan daalaa?
« on: October 03, 2018, 09:50:23 PM »
Asc  dhammaan bahda caafimaadka waad mahadsantihiin hawsha wacan ee aad bulshada uheesan Allaha idin lagarab galo intaa kadib anigoo soo koobayo dhibkeyga waxaan kacabanayaa; daal markaan waxyar qabto inaan udaalo sidii ruux saacado shaqeenaye camal, midakale shigshiga daawo maleeyahay, xubinta taranka oo iyaraatay iyo biyo bax dag-dag ah




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Dhakhso ayaan daalaa?
« Reply #1 on: February 20, 2019, 07:47:45 PM »
Daalka wuxuu astaan u yahay cillado aad u tira badan sida dhiigyarida, xanuunka murqaha ku dhaco, infekshanka dhiigga, howlgabka qanjirka, hurdo yarida, welwelka, macaanka iyo kuwa kaloo badan, haddii badanaa aad isku aragtid daal aadan horay iskugu aqoon jirin fadalan dhakhtar la xiriir si laguu baaro.

Shigshiga wuu kala nuuc ee halkaan ka akhriso qoraal aan ku faahfaahinnay: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3222.0

Sidoo kale cilladda biyo-baxa degdega ah, ka akhriso casharkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2121.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Maxaan bartaa? Halkee ayaan ka bartaa?

Started by SomaliDocBoard I want to Study Medicine

Replies: 1
Views: 313982
Last post June 09, 2018, 12:51:13 AM
by Ahmed_Carab
Su'aal: markii aan cayaaro Kubada dhididka cirbad la igu duraayo ayaan moodaa?

Started by WalaalkaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24386
Last post May 23, 2011, 07:44:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Ninkega islama noolin labo wadan ayaan kala jogna?

Started by NasiimaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 25915
Last post April 10, 2016, 11:10:06 PM
by SomaliDoc
Su'aal: dhowr sano ayaan isku arka qanjiro iskaa kee bararaya?

Started by Cariif2020Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 18133
Last post July 16, 2016, 02:09:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cilada naaso bararka runti dhib weyn ayaan ku qabaa?

Started by Dada AmiinBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24215
Last post October 31, 2016, 04:11:20 PM
by SomaliDoc