Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Ekfishinka iyo uurka?
(1/1)
Awliya:
Asc dr waxan rabaa inaan ku waydiiyo waxaa la igu sheegay in ekfishin aan qabo isla markaasna uu makaanka hareerihiisa dheecaan ku sameeyay markaa ekfishinkaasi ma ka hortagi karaa in aan uur qaado dhawr bilood ayaanan hada uur yeelan wsc
SomaliDoc:
Infekshanka hadduu badan yahay ama saameeyan xubnaha uurka qaabilsan sida makaanka, tubooyinka iyo ugxan sidaha wuu saameyn karaa, faahfaahinta infekshankaas ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5709.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version