Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Anigoo yar ayaa cirro iga soo baxday?

(1/1)

Mahad100:
Asc su'aal
Timaha ayaa ciro iga soo baxday anigo yar hada waxa jira 19 sano cirada mala daaweenkara maxana keena in qofyar ciro kasoo baxdo mahadsanid ???

SomaliDoc:
Timaha oo cirro yeesho waa cabasho ku soo badanayso dhalinyarada, qoraal hore ayaan ku faahfaahinnay cilladaan iyo walxaha badin karo ee kaga bogo link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6426.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version