Author Topic: Su'aal: Anigoo yar ayaa cirro iga soo baxday?  (Read 5070 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Mahad100

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Anigoo yar ayaa cirro iga soo baxday?
« on: October 14, 2018, 03:18:27 PM »
Asc su'aal
Timaha ayaa ciro iga soo baxday anigo yar hada waxa jira 19 sano cirada mala daaweenkara maxana keena in qofyar ciro kasoo baxdo mahadsanid ???




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Anigoo yar ayaa cirro iga soo baxday?
« Reply #1 on: February 20, 2019, 07:51:06 PM »
Timaha oo cirro yeesho waa cabasho ku soo badanayso dhalinyarada, qoraal hore ayaan ku faahfaahinnay cilladaan iyo walxaha badin karo ee kaga bogo link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6426.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: