Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Saliida Garka ama Beard Oil?
(1/1)
Maajid Dalab:
Asc somaliDoc waan idin kaga mahad celinaya shaqada wangsan ee aad bulshada soomaliyeed u haysan runtii waa talabo fican oo u fududaynaysa qof walbo in dareenkisa ama waxa uu rabo in uu ogaado uu si sahlan ku ogaan karo intaas ka dib;
waxaan u bahanahau in waxa laygaga sheego Side effects ka saliidaha loo isticmalo garka oo garka soo bixiso waxaan u bahanahay in layga siiyo warbixin dhamaystirin dhibaatooyinka ay lee dahay ama qofka ay ku keeni karta
Mahdsanidiin Doc
SomaliDoc:
Saliidda garka "Beard Oil" loo guma tala galin inay tin soo bixiso, waa sida saliidda tinta la marsado oo kale, daawo ahaane looma isticmaalo, waxay subkisaa kaliya maqaarka wajiga, laakiin waxaa jiro shirkado si bug ah u xayaysiiyo inay tinta soo saarto ama tinta garka dheerayso, marka iska ilaali.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version