Author Topic: Su'aal: Waxaan dareemaa daal & tabardarri?  (Read 3707 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdisamadyare

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaan dareemaa daal & tabardarri?
« on: October 17, 2018, 06:40:44 PM »
su aal wll   6 sano ayaan sameenayaya waxana isku arkay ilaw badan hada ilaahay idinkii wan jojiyay maxankusoo celinkaraa waxan dareemaa daal tabar majirtaa dawo an dhib iikaynayn markan jimicsiga sameeyo dhisaysa murqahayga ama seedahayga




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaan dareemaa daal & tabardarri?
« Reply #1 on: March 07, 2019, 08:17:51 PM »
Ma jirto daawo loo qaato daalka iyo tabardarrida, waxaad u baahan tahay kaliya inaad cuntid cunno nafaqo leh, biyaha badsato, jimicsigaaga samaysid, haddii aad balwad leedahayne inaad joojisid. haddii intaa ka dib daalka iyo tabardarrida ku dayn wayso waa inad dhakhtar la xiriirtaa si laguu baaro loona ogaado xanuunka kuu keenayo astaamahaas. waxyaabaha ugu badan ee keeno daalka waxaa ka mid ah dhiig-yarida, gaaska, caabuqa caloosha, khalkhalka hormoonada jirka sida thryoid-ka, macaanka IWM.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25753
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 47801
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay nabaro yaryar oo afka gudihiisa iga soo baxa?

Started by CabdicasiisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29371
Last post April 19, 2011, 09:51:52 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday oo waayeel ah ayaa waxaan ku aragnay wareer aad u xoog badan?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24750
Last post November 01, 2011, 10:39:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin?

Started by CalansideBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 35207
Last post December 18, 2015, 08:07:37 PM
by SomaliDoc