Author Topic: Su'aal: Galmada aan caadiga aheyn!?  (Read 7374 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ahmed_Carab

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 53
  • Points: +0/-0
Su'aal: Galmada aan caadiga aheyn!?
« on: October 18, 2018, 09:16:43 PM »
Asc .. bacda salaam.

Dhakhtar maxaa laga wadaa "Galmada aan caadiga aheyn"?

Yacnii marka laga hadlaayo siyaabaha ay isfiilitada ku faafto mise lagu kala qaado ayaa waxaa la yiraahdaa:
Waraabowga waxa Fidiya:
? Galmada caadiga ah
? Galmada aan caadiga ahayn.

Marka maxaa laga wadaa "galmada aan caadiga aheyn?"




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Galmada aan caadiga aheyn!?
« Reply #1 on: February 27, 2019, 08:33:26 PM »
Galmada caadiga ah waa labada xubin oo Alle isu talagalay markay kulmaan, tan aan caadiga ahayne waa midda aan dabiiciga ahayn oo khilaafsan sida Alle ugu tala galay sida galmada afka, dabada IWM oo aad loogu kala qaado xanuunka isfiilitada iyo xanuuno kalaba... Akhriso faahfaahin ku saabsan xanuunka isfiilitada iyo siyaabaha lagu kala qaado: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1339.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Maxaa sababa xanuun ku yimaada raga xiliga galmada?

Started by Shamso MohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 20662
Last post September 16, 2015, 02:20:23 PM
by SomaliDoc
Su'aalo: Caadada Wareersan? Galmada Badan? Xilliga Uurqaadka?

Started by CaaishaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 51457
Last post January 01, 2011, 08:43:27 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Kiniinka awooda galmada maxuu udhimi karaa caafimaadka?

Started by TimocadeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 36048
Last post March 31, 2017, 07:43:12 PM
by SomaliDoc
Suáal: Cudurka macaanka galmada ma layskugu gudbiyaa?

Started by Ahmed333Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 26624
Last post June 12, 2009, 12:08:53 AM
by SomaliDoc
SU'AAL: DHIBAATOOYINKA EEY KEENAAN DAAWOOYINKA GALMADA LOOGU KAALMEEYSTO?

Started by GEEDOOWBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 9
Views: 93750
Last post June 05, 2011, 06:41:43 PM
by SomaliDoc