Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaan isku arkay aamusnaan?
(1/1)
Kamaal:
Asc dictoore somalidoc salaan kadib waxan ahay nin dhalinyaro waxan isku arkay aamusnaan iyo in aan dadka badan aan ka cararo xishood badan iyo in aan waxkasta bilowgooda ka cabsado xanuun maskixiyan ah ma noqon kartaa
SomaliDoc:
Maya, taasi xanuun dhimir ma ahan ee waa dabeecad ka mid ah dabeecadaha bini'aadanka Alle ku abuuray ee halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan dabeecadaada iyo dadka kula midka ah: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7906.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version