Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Candhuuf xab ah?

(1/1)

Kamaal:
Asc somalidocs waxan isku arkay xandhuuf xab ah oo markaan qaaq dhaho iga imanaysa ma aha wax xabadka iga imaanaysa waa dhuunta

SomaliDoc:
Candhuufta xabka leh ee badanaa ka timaado dhuunta waxay astaan u tahay cillado badan sida:
1- Allerjiga: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5658.0
2- Quumanka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1116.0
3- Caabuqa sanqada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5636.0
4- Cuna xanuunka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=504.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version