Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Siigada dhibka ay keento?
(1/1)
Libaaxa Duula:
Asc wllaha ka shaqeeya bogan waxaan qabaa su-aal siigada dhibka ka soo gaadha malaga yaabaa inuu ruuxu ka soo kabto markuu joojiyyo sida biyo baxa degdeg ah iyo muuqaal xumida ilawshaha etc mahadsanidiin
SomaliDoc:
Siigadu waxay ka mid tahay caadooyinka haddii la joojiyo laga soo kabsan karo waxyelladeeda, faahfaahinta cilladaha laga dhaxlo siigeysiga ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2209.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version