Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan leeyahay sanboor saa'id ah?

(1/1)

Minyaa120:
Asc wr wb salaam kadib
Waxaan rabaa su’aashaan in la iiga jawaabo insha ah .

Walal waxan idin weydiin lahaa mudo sanad iyo bar kahor ah layaan isku arkay sanboor zaaid waqtigaasna uur ayaan lahaa oo kii igu horeyey ah horayna iskuguma arki jirin sanboor kadib wu igusii darsaday qufac mucous ama xab wata ayaan yeeshay oo darsanaya markaan mukeyf meel ah galo oo cabaar afka isku hayo ama marmar markaan candhuuf laqo si kadis ah u qufacayo qufac xab nadiif oo markan carabka ku taabto wax burtuqyo yar yar cml  ah wata markan qufuxo xabka wuu so baxayaa waan nafisayaa wax yar kadib waa sidii hada quficii joogto ayuu ii noqday waliba markaan supine position usexdo iyo subixii alaseey uu ugusii daranyhy waxaana dareemayaa hargab iyo sanboor joogta ah wuu wataa mida kle sanka marba  dulel aya nabar kaso baxa mar ku sanborka iqabto wuuna reystaa .
FG  : waxa allergens ka ah waan fahmi waayey qabowga mahane wax kle mafahmin mida kle markaan antihistamines qaato sida loratidine waan roonaadaa maalmo kadib ayu igusoo laabtaa.
Marka waxaan doonayaa inaad ii kala cadeeysaan in qufacaas iyo sanboorka isla xiriiraan iyo in qufaca yahay wax respiratory ga quseeya
Infection ma ahan oo mucous ka waa cleear habeenkii u badan markaan jiifsado waliba xabkaas hurdada ayuu iga kiciyaa.  Ma wax allergy ah baa mase xanuun kle
Aniga qof medical ayaan ahay .
Jawaab insha alah
Mahadsanidiin.

SomaliDoc:
Haa, xaaladaha qaar sanboorka waxaa la socdo qufac qallalan ama wato xab aan midab lahayn, markuu qofka tufane uu nafisayo.. badanaa sadax xaaladood ayaa sanboorka lagu arkaa qufaca sida markuu sanboorka qofka ku raago "Chronic rhinitis": http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5658.0, sidoo kale habeenkii qufaca qofka hurdada ka soo kiciyo oo dadka sanboorka qabo isku arkaan waxaa la dhahaa "Post-nasal drip syndrome" waxaana badanaa lagu arkaa caruurta, faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8475.0

Waxaa kaloo jira qufac sanboorka la socdo oo badanaa neefta lagu qaldo, waxaana loo yaqaanaa "Cough variant asthma", wuxuu neefta kaga duwan yahay inuusan lahayn xiiq ama "wheezing" taasoo badanaa astaan u ah xanuunka neefta: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=351.0

Deqacadey:

--- Quote from: Minyaa120 on October 23, 2018, 10:43:51 AM ---Asc wr wb salaam kadib
Waxaan rabaa su’aashaan in la iiga jawaabo insha ah .

Walal waxan idin weydiin lahaa mudo sanad iyo bar kahor ah layaan isku arkay sanboor zaaid waqtigaasna uur ayaan lahaa oo kii igu horeyey ah horayna iskuguma arki jirin sanboor kadib wu igusii darsaday qufac mucous ama xab wata ayaan yeeshay oo darsanaya markaan mukeyf meel ah galo oo cabaar afka isku hayo ama marmar markaan candhuuf laqo si kadis ah u qufacayo qufac xab nadiif oo markan carabka ku taabto wax burtuqyo yar yar cml  ah wata markan qufuxo xabka wuu so baxayaa waan nafisayaa wax yar kadib waa sidii hada quficii joogto ayuu ii noqday waliba markaan supine position usexdo iyo subixii alaseey uu ugusii daranyhy waxaana dareemayaa hargab iyo sanboor joogta ah wuu wataa mida kle sanka marba  dulel aya nabar kaso baxa mar ku sanborka iqabto wuuna reystaa .
FG  : waxa allergens ka ah waan fahmi waayey qabowga mahane wax kle mafahmin mida kle markaan antihistamines qaato sida loratidine waan roonaadaa maalmo kadib ayu igusoo laabtaa.
Marka waxaan doonayaa inaad ii kala cadeeysaan in qufacaas iyo sanboorka isla xiriiraan iyo in qufaca yahay wax respiratory ga quseeya
Infection ma ahan oo mucous ka waa cleear habeenkii u badan markaan jiifsado waliba xabkaas hurdada ayuu iga kiciyaa.  Ma wax allergy ah baa mase xanuun kle
Aniga qof medical ayaan ahay .
Jawaab insha alah
Mahadsanidiin.

--- End quote ---

Deqacadey:
Asc  walal hadi aad sanboor leedahay  fadlan iska baar ellergi  waxed ku tahay  si aad u ogato jirkada  wixi u diidayo  cafimad Ayan ku rajeynaa


 

Navigation

[0] Message Index

Go to full version