Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Whey protein and casein protein?
(1/1)
Ahmed_Carab:
Asc
Maadaama caanaha hooyada uu ka kooban yahay whey protein (60%) iyo casein protein (40%) xaaskeyga maka dalban karaa in ay caanaheeda ii miisto si aan ugu kaalmeysto howsha jir dhiska? Caafimaadka muxuu ka qabaa midaa?
SomaliDoc:
Intaa cunugaaga ku ciriiri lahayd caanaha naaska waxaa kuu roon inaad caanaha xoolaha ka diyaarsato borotiinkaas ee faahfaahinta ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7443.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version