Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Cuntooyinka soo celiyo dhareerka jilbaha?

(1/1)

Savage8:
Asc wll
Wll waxaan rabay inaan kuwaydiiyo hadii ay jiraan cuntooyin u fiican ama soo celiya hadii qofka ay ka yaradaan dhareerka jilbaha ku jira ee loo yaqaano synovial fluid


Mahadsanid

SomaliDoc:
Cuntooyinka kalagoysyada u roon, dhareerkane kobciyo horay ayaan video uga hadalnay ee halkaan ka daawo:

Navigation

[0] Message Index

Go to full version