Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Astigmantism maxaa soo celin kara?

(1/1)

Same-gaas:
Asc waan idin salaamay bahda somali.doc waxaan rabaa dhakhtarka inaan weydiiyo araga indhaha oo daciifa maxaa soo celin karaya marka uu ciladu ay tahay astigmatism ee aysan la socon nearsightness ama farsightness midna.
Waxaan lakulmay dhakhtar iga cabira araga waxaana cabirka indhahaygu kala marayaan -1.25CYL midig  -2CYL bidix.
Wll maxaa igula talin lahadyd?

.......mahadaanid.

SomaliDoc:
Faaffaahinta cawarnaanta ama "astigmatism" ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=962.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version