Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Qandho ayaa i qabatay?

(1/1)

Abdiaziz mohamed:
Asc som doc, marka hore ad Ayad umahadsantihin sida wanagasan o talada cafimad  ad nogusogudbisan  mid xigta waxan ahay muwadin somaliyed e kunool kunfurda somalia marka sidax malin ka hor aya anigo Mel maqayad kucaweyanayo qadho daaran esosarte anigo iskafiyow, magalada an joogeyna waxa kujirey cuduur logu magac darey KADHUDIYA kaso weli an hore igu dhicin, kadib anigo cudurki iskaga shakisan Aya Mel isbatal ah laikeney kadib barintano ey igu sameyeen wexey e dhexen waxa kuhayo malaria tifoow iyo infection, dawoyinkoda ayey sidagdag ah igu bilaween marki dawoyinkii ey damadeen xanunkeygi waxba iskama badalin inu igu siyaado ma ahane marka diktor waxan rabeey Inan Ogado MUXUYAHAY KADHUDIYE? MAXANA DAWA U AH.
  Mahadsanid       

SomaliDoc:
Kaduudiyuhu waa cudur uu keento fayraska loo yaqaano "Chikukunya Virus", faahfaahinta xanuunkaan ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6618.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version