Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Lamaane isku dhiig ah?
(1/1)
Alcadaala:
Waad Mahadsan tihiin sidaad bulshada u wacyi galinaysa, su,aal barnaamijkan la xiriirta ayaan qabaa, Hadii lamaane isku dhiig ah yacni A+ iyo A+ is guursadan dhib miyay u keeni karta?
SomaliDoc:
Lamaanaha oo dhiigoodu isku mid yahay, wax dhib ah uma keeno dhallaanka laakiin haddii ay hooyadu (-ve) tahay, aabuhuna (+ve) yahay, dhallaanka wuxuu noqon karaa (+ve), kadibne halkaas dhib ayaa uga imaan karo dhallaanka. faahfaahinta arrintaan ka akhriso qoraal gooni ah oo aan ugu talagalnay arrintaan oo faahfaahsan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8889.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version