Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: CULAYS AN QORTA KA DAREMAAYO?

(1/1)

Marwan ismail:
Asalamu alaikum Doctor Waxan Muddo Laka joogo 5 Bilood Galay Qalin Varicocele O labada dhinacba Laygaga Sameyay .
Mudo Week ah waxan Isku arkay Qorta ila mirgaha qoorta o an ka daremayo Culays Iyo Jidhidhico; Imika waxa ikusi Darsamay inay qacmuhu i Xanunan ,Luguhu Mar anon Dhaqajin in Si yaro Lama Dareman ah uyara boodan waliba faraha hore ,Claska markan Dhiganayo Samurada Wa iku adayg o inan iskaga Baxo claska pan Damcaya wayo wan Jidhidhicoonaya Kolba .Mid Kale jirta kle waxa weye Cabudh An ika ba ayn iyo Dhagaha O i culus  O  ,TASINA waxa iku sababtayban u malaynaya in indhahayga U kuso wareegmo Xuub Cad ,indhahagya hadaan u firsado xuub Cadba Kuso wareegmaya ,Jawaab dagdaga pan upahnay dr Maxad ikula talin Lahayd Dr
Mahadsanid

SomaliDoc:
Walaal dhakhar la xiriir, macaan iyo kolestarool ha lagaa baaro iyo xanuunaha kale ee saamayn karo neerfaha, sababtoo ah qaabka laguu haayo waxaad u baahan tahay baaritaan guud iyo dhakhtar waraysi iyo wiisito kugu sameeyo.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version