Author Topic: Su'aal: CULAYS AN QORTA KA DAREMAAYO?  (Read 56 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Marwan ismail

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: CULAYS AN QORTA KA DAREMAAYO?
« on: November 08, 2018, 01:36:30 PM »
Asalamu alaikum Doctor Waxan Muddo Laka joogo 5 Bilood Galay Qalin Varicocele O labada dhinacba Laygaga Sameyay .
Mudo Week ah waxan Isku arkay Qorta ila mirgaha qoorta o an ka daremayo Culays Iyo Jidhidhico; Imika waxa ikusi Darsamay inay qacmuhu i Xanunan ,Luguhu Mar anon Dhaqajin in Si yaro Lama Dareman ah uyara boodan waliba faraha hore ,Claska markan Dhiganayo Samurada Wa iku adayg o inan iskaga Baxo claska pan Damcaya wayo wan Jidhidhicoonaya Kolba .Mid Kale jirta kle waxa weye Cabudh An ika ba ayn iyo Dhagaha O i culus  O  ,TASINA waxa iku sababtayban u malaynaya in indhahayga U kuso wareegmo Xuub Cad ,indhahagya hadaan u firsado xuub Cadba Kuso wareegmaya ,Jawaab dagdaga pan upahnay dr Maxad ikula talin Lahayd Dr
Mahadsanid



 

Su'aal: Waxaa in muddo labo sano ah isku arkay dhago culays?

Started by Hassan45Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2618
Last post September 22, 2015, 01:36:10 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Culays laabta aan ka dareemo?

Started by LixleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 1485
Last post November 04, 2015, 11:13:49 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Culays xaga wadnaha ah?

Started by AhmedsahalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 1091
Last post January 09, 2016, 03:39:20 PM
by SomaliDoc
SU'AAL: DHAGA CULAYS?

Started by AlkaraarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2154
Last post May 02, 2015, 11:30:00 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Dhaga Culays?

Started by AlkaraarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 843
Last post December 27, 2016, 08:17:21 PM
by SomaliDoc