Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Uur laba bil ayaa ka dhicisoobay?

(1/1)

Maxamedlucky:
Asc dhaman wn idin salamey wxn rbey in aan weydiyo dhakhatirta xaaskeyga dhowr bilod kahor uur 2bil ah ayaa kaso dhicisobey Alx hda wxey ledahay uur bishi 3aas usocota lkn malmahan wxey ka bixi la'adahay bog xanun ilaa dhabarka dambe ee walwal ayaana iga haayo arintaasi ee xanunkasi mxaa lgu tilmami karaa?

SomaliDoc:
Fadlan dhakhtar la xiriirsii si kaadida looga baaro hadduu infekshan jiro, bog xanuunkane waxaa laga yaabaa inuu gaas hayo oo daawo u baahan tahay. faafaahinta infekshanka kaadi mareenka ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3237.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version