Author Topic: Su'aal: Ka caafimidda dhibaatooyinkii siigada?  (Read 6843 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Balbalaarshe2018

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Ka caafimidda dhibaatooyinkii siigada?
« on: November 18, 2018, 10:14:21 AM »
       Asc, Walaalaha iyo Dhakhaatiirta SOMALI MEDICAL FORUM  waan salaamayaa , salaan dabadeed waxaan rabaaa in la iga caawiyo arrin aan muddo laa daala dhacaya cid igala talisa.
         Waxaan ahay wiil dhalinyaro ah oo da'aadda labaatameeyaha madaxa lasii galiya waxaa sannado badan shakhsi dhibane u ah Barnaamijka siigeysiga waxaan garawsaday in barnaamijkaas uu ii leeyahay dhibaatooyinka aan sahlanayn waxaan isku arkay dhibaatooyin uu ii geystay siigaysiga oo ay kamid tahay indhaha oo caad iga fuulay, hilmaam badan, xifdis iyo fahmad la'aan joogta ah dabadeed go'aan waxaan ku gaaray inaan iska dhaafo hadda muddo bilo ku dhow ma samayn arintaas, Lkn dhibaatooyin kaas aan soo sheegay iyo kuwa kale oo ay kamid tahay wel wel aan ka qabo guurkayga mustaqbal ka ee la xiriira xubintayda taranka oo daciiftay ama yaraatayba sidee baan arimahaas oo dib uga xalin karaa oo aan sidii caadiga ahaa ugu soo laaban karaa ?

Mahadsanidiin Jawaabtiinu waa ii muhiim.
   




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Ka caafimidda dhibaatooyinkii siigada?
« Reply #1 on: March 25, 2019, 08:26:13 PM »
dhibaatooyinka siigeysiga waa laga soo kabsadaa haddii la joojiyo, waana inaad ku dadaashaa cunnooyinka dhafaqada jirka u leh, sidoo kale jooji haddii aad balawad kale leedahay sida sigaarka iyo jaadka oo kale.

Akhriso dhibaatooyinka siigeysiga: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2209.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waxan jeclanlahaa in la ii iftiimiyo waxyeelada siigada iyo caafimaadka?

Started by FaaizBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 12142
Last post March 07, 2011, 05:19:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Siigada hadaan iska badin ma qatar bay leedahay?

Started by Cali AsaaroBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9333
Last post June 17, 2015, 11:15:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Siigada makaa dhigi kartaa qof caato ah?

Started by KamaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7407
Last post October 16, 2015, 11:29:26 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan muddo la noolaa caadada siigada?

Started by Cadde15Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4007
Last post March 03, 2020, 09:02:36 PM
by Nimcaa
Su'aal: Waa maxay faa'iidada ama khasaraha siigada?

Started by Ahmed MohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 17262
Last post March 04, 2015, 04:19:07 PM
by SomaliDoc