Author Topic: Su'aal: Fakar iyo welwel ayaan yeeshay?  (Read 4386 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Mohamoud Abdiaziz

  • Newbie
  • *
  • Posts: 5
  • Points: +0/-0
Su'aal: Fakar iyo welwel ayaan yeeshay?
« on: November 20, 2018, 12:58:23 AM »
Asc Dhaqatirta Page SomaliDoc Wa Mahadsan-Tihin Marka Hore Waxan Aha Ardey Dhigta Medicine Aadna U Jecla Walidkeygana  Ila Jecla Dibada Aan Rabey In Aan Ku Barto Sido Kale Walidkeyga Wey Igu Tageereyen Marka Dugsiga Sare Aha Aad Ayey U Sareysey Waxbarashadeya Ardada Ugu Sareysa Grade Walbo Aan Jogey Ayaan Kamid Noqon Jirey Balse Last Class Form Fourka Examkisa Aya Warqad Exam La Iga Qaadey Aad Ayn uga Murugoodey Mar walbana Wa Ka Fikiri Jirey Xafada marka Aan ku Labtey Ramadan Ayy Aheyd Qolka Aan Galey Hurdada Aan Ku Dhex Fikirayy Afurki Waa qadan Waayy Matag Ayan Bilaawey Niyadeyda Wey Rajo Dhigtey Cabsi Dareemey Lkn Waxan Isku Qanciyy in Aan Ahay Ardey Dadaal Sameyn Jirey Madasna Saameyn igu yelan Karin Wayo Guul Daro Ma Jecleyn Aabe Iyo Hooyo Na waa la Baqi Jiry Qasatan Aabe  Madoyinki Kale Ayan Galey Results Markey So Dhawenyen waxan Dareemy Cabsi Aabe Na Wuxu I Diyarinayy Jamacadeyda Lkn Aabe Xalka Uma Shegin Alxamdullilah Result A Keeny 90 % Lkn Kuma Farxin Aniga Murugo Kale Aan Xakameyn Karin Cabsid Hurdo Xumi Dadka Aan Ka Dherado Aan bilawy Shahaadi marki laso Qadey Passport Na La Ii Samey Waxabrasho Malaysia La Ii Hely Ana Aad U Jecla Waan Ka Cabsadey Oo Wa Ka Rajo Dhigey Waxn Dhahy Somalia Ayan ku Dhigana Jamacd Mogadishu Ku Birey Medicine Waan Wadi Wayy Cabsi Iyo Rajo Xumi Walidkeyga Wey I Dareemen In wax iga Qaldan Yhin Ana Uma Shegin Quraan Sar la I Geyy Aabana In badn Igu Dadaaly Il Bani Aadam heyso La Igu Dhahay Quraan Na Ima Yareyn Ana Ilahy Ayan Ku Xirna 24ka sac Lkn Weli Waxba iskama Aaann Bedelin Jamacadna Waa Joojiyy Gobolki Aan Ka Imadey Ku Laabtey Hada Iyi Dhaqtar Raba In aan Aado marka Maadama Aan ka Mid Ahay Dadka Ku Xiran page Kani Wxan islaha Walalahada Waxey Kugu Cabin Karan Arag Fikir Iyo Consaltunt Ahay Mahadsanidin In-Sha allah Si Dhaqsi Leh Jawab Idin Kaga Rajeyna ???????




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Fakar iyo welwel ayaan yeeshay?
« Reply #1 on: March 25, 2019, 08:40:00 PM »
Walaal Allaha ku caafiyo, niyadaadii hore iyo dadaalkii badnaa allaha kuu soo celiyo...

Cabashadaadu waa xanuunka niyad-jabka "depression", taasoo ka dhalatay naxdintii, murugadii iyo welwelkii aad dareentay markii warqadii imtixaanka lagaa qaaday, natiijadii aad filaysayne aadan helin, marka taladaydu waa inaad dhakhtar xanuunada dhimirka ah inaad la xiriirtaa si talo iyo daawaba lagugu caawiyo.

Halkaan ka akhriso faahfaahin ku saabsan xanuunka niyadjabka iyo astaamaha lagu garto: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=872.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Maxaan bartaa? Halkee ayaan ka bartaa?

Started by SomaliDocBoard I want to Study Medicine

Replies: 1
Views: 317924
Last post June 09, 2018, 12:51:13 AM
by Ahmed_Carab
Su'aal: markii aan cayaaro Kubada dhididka cirbad la igu duraayo ayaan moodaa?

Started by WalaalkaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24436
Last post May 23, 2011, 07:44:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Ninkega islama noolin labo wadan ayaan kala jogna?

Started by NasiimaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 25988
Last post April 10, 2016, 11:10:06 PM
by SomaliDoc
Su'aal: dhowr sano ayaan isku arka qanjiro iskaa kee bararaya?

Started by Cariif2020Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 18200
Last post July 16, 2016, 02:09:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cilada naaso bararka runti dhib weyn ayaan ku qabaa?

Started by Dada AmiinBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24285
Last post October 31, 2016, 04:11:20 PM
by SomaliDoc